|
|
isbarashada guurdoonka |
|
*********barasho wanaagsan,barasho wanaagsan******* waxaa loogu tala galay guurdoonka soomaaliyeed wiil,gabar,garoob,qof laga dhintay,oday,nin labaysanaya ama ka badsanaya iyo cid waliba. waxaad ka helidoontaan oo is qoray in ka badan kun qofood oo soomaali ah oo kala jooga dibadda iyo dalkeenna hooyo. waxaan haynaa gabdho ku dhashay waddamada carabta oo sida la ogyahay aan helin fursad ay gayaankood isku arkaaan ama ku wada hadlaan, waayo waddamada carabta gabdhaha iyo wiilashu islama dhigtaan iskuulada ama jaamacadaha , oo waxaa kala jira iskuulada gabdhaha iyo iskuulada wiilasha kiilo meterro ayaana u dhaxeeya , basaskana islama raacaan, sidaas darteed waxaan haynaa oo waalidkood noo dhiibay gabdho qabiil waliba leh oo loo doonayo rag nadiif ah oo guur ka daacad yahay, sidoo kale waxaan haynaa rag ganacsatto iyo maalqabeenno u badan oo doonaya gabdho ay guursadaan..ha xishoon ..xalaasha lagama xishoodee, nala soo xiriir..sirtaadu waa aamin.
sidoo kale waxaan kuu diyaarinaynaa halkii aad ku aqal gali laheeyd iyo waliba xafladdaadii..
sidaa darteed halka waxaad ka heleeysaa wixii aad raadinaysay mudda dheer,ha iska keen rumeeysan ee fiiri waxa ay yiraadaan macaamiisheennu. -your search for a soulmate ends here. don't just believe us. see what our members have to say.
"thanks for supporting my profile for so long. as i have entered into a relationship now and would be getting married soon, i find it most appropriate to appreciate and congratulate you for all your brilliant endeavours to keep this site, better than the best......" (name withheld) 11-12-2004 |
|
For more success
stories |
|
|
free registration /sidee loo isticmaala |
|
is qor oo xubin noqo, waayo dad badan oo guurdoon ah ayaa doonaya inay ku bartaan oo ay arkaan sawirkaaga ama ay helaan cinwaanadaada sida emailka iwm si ay markaa kuula soo xiriiraan. sidan hoose samee : 1-marka hore is qorista samee sign-up 2-marka aad bixiso qarashka xubinnimada “member ship fees” ayaa la furi doonaa akookaaga ,waana lagu soo wargelinayaa *** 50 ka qof ee ugu soo horreeya waa free** 3-gal website ka www.guurdoonka.com ee gali profile numbarkaaga iyo passworkaaga, dabadeed waxaad heli doontaa : -meel loogu talagalay inaad ka geliso sawirkaaga -meel aad ka fiirin karto faylkaaga markaa waxaad noqotay member ama xubin buuxda, waxaadna xag u leedahay arrimahan -in faylkaaga la geliyo internetka si qof waliba u daawado sawirkaaga una aqriyo sifooyinkaaga. -inaad hesho cinwaanada gabdhaha iyo wiilasha xubnaha ah ee guurdoonka ah si aad ula xiriirto isuna barataan. -inaad galiso sawrikaaga ama aad bedesho sawirkaagii hore amaba aad ka saarto hawada.
qaybta xiddigaha ama premium profile waa dadka doonaya inay sawirkooda galiyaan bogga hore.
ka faa'iideeyso fursadda , waayo 50ka qofood ee ugu horeeya waa free
*******hadda is qor oo sidaa xubin ku noqo********
-
|
|
|
post your profile for free on our site. your posted profile would be available for viewing to all members as well as visitors.
you are given a free online personal account called the my folder. you can use this folder to edit, delete your posted profile. you would also be a given a list of the queries that have been forwarded to you.
you can conduct a free partner search for profiles that suit your requirement and can even contact them. |
|
For more success
stories |
|
|
|